Guddoomiye ku xigeenka iskaashatada kaluumaysatada gobalka Bari oo soo dhaweyeey hakinta doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)

Guddoomiye ku xigeenka iskaashatada kaluumaysatada gobalka Bari oo soo dhaweyeey hakinta doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka iskaashatada kaluumeysiga Gobalka Bari Muuse cali Muuse ayaa soo dhaweyeey go’aaanka xukumadda Puntland ku joojisay Doomaha kaluumeysiga shisheeye isgoo sheegay in wali ay jiraan Doomo si dhuumaaleysi ah usoo galayaha xeebaha Puntland.

Guddoomiye ku xigeenka Ayaa Daljir uga Waramay Arrimo kala duwan,Wariye Hodan Sulub Diini oo ku sugan Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com