Guddiga qaban qaabada Maalmaha Xurriyada oo War soo saarey

Guddiga qaban qaabada Maalmaha Xurriyada oo War soo saarey

War-Saxaafadeed kaso baxay Guddiga qaban qaabada 60-guurada Xuska Xoriyadda iyo Midnimada Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay Madaxda heer federaal iyo heer dowlad gobolleed in ay ka qeybqaataan xuska sannadkan 2020 oo loo aqoonsaday sannad ahmiyad gaar ah leh.

Qoraalka oo ka kooban laba Bog ayaa lagu faah faahiyey sida ay u dhaceyso Munaasabadda Maalmaha xurriyada oo ay sheegeen inay sanadkaan noqon doonto mid ka duwan sanadihii la soo dhaafay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com