Muqdisho, Oct 10 2016–Wasiirka wasaarada Gaashaan dhiga dowladda Soomaaliya ayaa maamulka Galmudug ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen xalinta dagaal beeleedyada ka taagan qeybo ka mid ah gobolada Dhexe ee Soomaaliya.
Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini wasiirka Wasaarada Gaashaan dhiga dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Galmudug ay ku guul dareysatay xalinta dagaal beeleedyada ka dhaca gobolada Galgaduud iyo Mudug.
COMMENTS