Madaxweynaha Galmudug oo maamul u cusub magacabay dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug oo maamul u cusub magacabay dhuusamareeb

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Dhuusamareeb loogu Magacaabay inuu noqdo Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedaqorow, halka Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasadda laga dhigay Cabdi Xaashi Caroole.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com