Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed muuse oo wareysi gaar ah siinayay warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay safaro Nabadeeyn ah oo maalmihii Danbe uu ku marayay deegaanada Hoos yimaadah Gobalka Mudug.
Axmed Muuse ayaa sido kale ka warbixiyeey Amaanka Magaaladda Gaalkacyo iyo degaanada Hoosyimadda,Wariye Hodan Sulub Diini ayuu u waramay.
COMMENTS