Liyuu Booliska Kilalka Canfarta oo weeraray Garbociise & Cadayti shacabna ku laayey

Liyuu Booliska Kilalka Canfarta oo weeraray Garbociise & Cadayti shacabna ku laayey

Ciidamada kilalka Cafarta ee loo yaqaan Liyuu Booliska ayaa maanta waxa ay weerar ku soo qaadeen
tuulooyinka CADAYTI iyo GARBOCIISE ee xuduudka gobolka SITTI ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS). Weerarka ayaa lagu laayey dad shacab xoolo dhaqato ah, waxaana illaa iyo hadda la xaqiijiyey dhimashada todoba ruux iyo toban dhaawac ah.

Illaa iyo hadda wax war ah kama uusan soo bixin maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ee fadhigiisu yahay Jigjiga iyo kan federaalka Itoobiya ee Addis Ababa.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com