DHEGEYSO-Godob-jiraan iyo deegaamo hoosyimaada oo abaar laga soo sheegayo.

Godobjiraan, Oct 10 2016–Gudoomiyaha Degmada Godobjiran Yuusuf maxamed  Faarax oo RadioDaljir Xiriiir La Soo Sameeyay ayyaa SHeegay n Degmada  iyo Tuulooyin Hoos yimaada ay Ka taagan Tahay Abaar kulul .

Yuusuf Maxamed Faarax ayaa Baaq u Diray Dawlada Puntland iyo Ganacsatada Reer Puntland isagoo SHeegay inay Ka Maamul ahaan ay Waxay Qaban Karana ay Qabten ayna Ka Tanbadisay Abaarta Jirta .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com