Galkacyo, Oct 12 2016–Dowladda Puntland ayaa galabta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kusoo bandhigtay askar katirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya kuwaasi oo lasheegay in Galkacyo loo keenay dagaalka kadhanka ah Puntland.
Wasiirka deegaankaPuntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay askartaan oo hubkooda wata inay gacantooda isugusoo dhiibeen dowladda Puntland, kadib markii ay arkeen in loo adeegsan rabo dagaalka loogasoo horjeedo Puntland iyo shacabkeeda.
SAWIRRO
COMMENTS