Garoowe, Oct 13 2016–War kasoo baxay golaha xukuumadda Puntland ayaa loogaga digey dowladda federalka ah ee Soomaaliya inay ciidamo usoo dirto magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Daljir.com
COMMENTS