Maamulka degmadda Galinsoor ee gobalka Mudug oo ka hadlay xaaladda degmadaas (dhegayso)

Maamulka degmadda Galinsoor ee gobalka Mudug oo ka hadlay xaaladda degmadaas (dhegayso)

Xirsi Muuse Maxamed Guddoomiyaha Degaanka Galinsoor ee gobalka Mudug Galmudug ayaa ka hadlay Xaaladda degaankaas dhinacyada waxbarashada Cafimaadka iyo Amniga.

Guddoomiyaha oo Waraysi Gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in Cisbitaalka degmadaas uu Mudo sanad ku dhow xiranyahay,wuxuuna u waramay Wariye Hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com