Garroowe, Oct 14 2016-Golaha xukuumadda Puntland oo shalay kulankoodii todobaad laha ahaa kuyeeshay magaalada Garoowe ayaa uga digey madaxda DFS qorshe kasta oo ay ciidamo ugu soo dirto Galkacyo.
Kulanka xukuumadda kadib waxaa radio Daljir arrimahaasi waraysi ka siiyey afhayeenka xukuumadda Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel.
COMMENTS