Shacabka Jigjiga oo uu welwel ku hayo xanuunka Coronavirus ee hadda laga helay caasimada dalka ee Addis Ababa ayaa intooda badan yareeyey sococdka iyo u soo bixitaanka suuqyada Jigjiga.
Dowladda ayaa bulshada ku wargalisay in muddo 15 maalmood ah aan la isugu imaan karin goobaha bulshadu ku kulanto, sida shirarka, aroosyada iyo dugsiyada waxbarashada. Sidoo kale waxaa la joojiyey Salaada Jimcaha si looga hortago xanuunka caabuqa Coronavirus oo dalka soo galay.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS