Boqor Burhaan oo maanta lagu soo dhaweyeey Qardho (dhegayso)

Boqor Burhaan oo maanta lagu soo dhaweyeey Qardho (dhegayso)

Magaalada Qardho Waxaa Maanta soo dhaweyn Balaaran Logu Sameyey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Mudooyinkii Danbe Ku sugnaa Magaalada Bosaaso Dadka Ka qayb Qaadanayeey So dhowaynta Boqorka Ayaa ka hadlay Aragtidooda.

Sido kale Boqor Burhaan ayaa uga mahadceliyeey shacabka qaabka waansgan ay ugu soo dhaweyeen magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com