Wasiirka Arrimaha dibada DFS oo ka hadlay Shirki Wadatashiga Puntland ee Garoowe ka dhacay (Daawo)

Wasiirka Arrimaha dibada DFS oo ka hadlay Shirki Wadatashiga Puntland ee Garoowe ka dhacay (Daawo)

Wasiirka arimaha dibada Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa shir Jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe wuxuu kaga hadlay arimo ku saabsan shirkii wada tashiga Puntland oo ay ka qayb galeen isaga iyo wasiiro kale iyo qodobo kale.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com