Duqa Muqdisho oo daah furey ololaha ka hortaga cudurka Covid-19

Duqa Muqdisho oo daah furey ololaha ka hortaga cudurka Covid-19

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay ololaha wacyigalinta ka hortaga cudurka Caabuqa ah ee Covid-19 oo dhibaata adag ku haaya nolasha iyo horumarka caalamka.

Aqalka Dowlada hoose ayaa lagu Soo bandhigay gaadiid ay ku xiran yihiin cod baahiyaal loogu talagalay in bulshada lagu gaarsiiyo fariimaha wacyigalinta ka hortaga Coronaveris.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan dekadda Qalalan ee magaalada muqdisho ufa furey Xarun dadka uu Cudurkaasi soo rito lagu karantiilo,iyada oo ay Maanta booqatay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com