Gudiga doorashooyinka Soomaliya oo shaaciyey in doorasho la qaban doono 2021(dhegayso)

Gudiga doorashooyinka Soomaliya oo shaaciyey in doorasho la qaban doono 2021(dhegayso)

Xalima yarey gudoomiyaha gudiga doorashoyinka Soomaliya oo shir jaraaid ku qabtay Maaalada Muqdisho ayaa sheegtay in doorasho ka dhacayso dalka sanadka 2020 2021 waa sida hadal u tiriye,

Gudoomiyaha oo hadlaysay ayaa soo dhaweysay Ansixinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee labada Aqal meelmariyeen iyo xubnaha labada aqal ee loo xilsaaray soo diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka qoondeynta haweenka.

Gudooyaha ayaa ugu baaqday Ururada siyaasada ee KMG ah sidii ay u buuxin lahaayeen shuruudaha lagu noqon karo Xisbi siyaasadeed oo buuxa gudoomiyaha ayaa dhinaca kae u mahadcelisay Xukuumaad Soomaliya iyo Dawlad goboleedyada gaca ka geystay in halkaan la soooo gaaro waa sida hadalka u tiriye.

Hadalka gudiga doorashooyinka Soomaliya ayaa ku soo aadaya xilli lagu muransan yahay in dalka doorasho qof iyo cod la ah la qaban karo iyo in kale taas oo maamulada iyo dadka arimahan xog ogaalka u ah ay qabaan inaan doorasho la qaban karin.

Baarlamaanka hada jooga ayaa waqtigaada xil haynta waxay ku Egtahay ilaa bisha 12 aad ee sanadkan halka Madaxweynaha Soomaliya isna mudo xileedkiisu ku egyahay Feb 2021. oo ay ka harsan tahay wax ka yar 11 bilood.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com