Waxgaradka gobalka Mudug oo dowladda ugu baaqay inay wax ka qabato dilaalka Gaalkacyo ka dhaca (dhegayso)

Waxgaradka gobalka Mudug oo dowladda ugu baaqay inay wax ka qabato dilaalka Gaalkacyo ka dhaca (dhegayso)

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka degmadda Balibusle ee gobalka Mudug oo Waraysi siyeey radio Daljir ayaa ka hadlay dilaal habeebadii ugu dambeyeey ka dhacayeey Gaalkacyo,kaas oo uu ugu dambeyey Xildhibaan ka tirsana Golaha degaanka Degmadda Gaalkacyo oo lagu magacaabi jiray AUN mukhtaar.

Odayaashan ayaa Fariin u diray Madaxda Puntland oo ay ugu baqeen inay soo faragaliyaan xaaladda Amni ee Gaalkacyo,si looga baaqsaday dilaalka ka dhacaya Gaalkcyo.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com