Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo Daljir uga waramay khasaaraha Qarax ka dhacay Garoowe (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo Daljir uga waramay khasaaraha Qarax ka dhacay Garoowe (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo Waraysi Gaar ah sinayeey Warbaahinta Daljir ayaa kaga hadlay Qarax Ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay Afaafka hore ee Saldhiga dhexe ee Garoowe.

Qaraxaas waxaa dhaawac uu ka soo gaaray Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Gujir iyo Taliyihii hore Booliska Gobalka Nugaal Faarax Galangooli,waxaana sido kale ku dhawacmay qof shacab ah,halka uu ku dhintay qofkii is qarxiyeey.

Wasiir dhabancad ayaa sheegay in xaaladda dadka dhawacmay lala tacaalayo,isla markaana aysan waxba kajirin wararka ku saabsan in uu dhintay Guddoomiyaha gobalka Nugaal.

Hoos kaga bogo Waraysiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com