Garoowe, Oct 22 2016–Maamulka Puntland ayaa soo dhaweeyay dhismaha maamulka cusub ee laga dhisay magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Hoos ka Akhriso War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.
Daljir.com
FAALLOOYIN & FALCELIN