Dhagayso Barnaamijka Saakay iyo Dunida Isniin 23 Oct 2016 Wariy Cabdifitaax Cumar Geeddi Daljir Studio Garowe

Laascaano, Oct, 23, 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijka subaxnimo ee saakay iyo dunida oo saakay uu idinla socodsiinayo wariye Cabdifitaax Cumar Geeddi, barnaamijku wuxuu idinkaga imaanayaa Studio Kumeel-gaar ah oo Daljir ku leedahay Laascaanod, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo dibadda.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com