Muqdisho, Oct 23 2016–Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Dagaalada Muddooyinkan ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.
War-saxaafadeed Goordhow ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta oo Nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyey Warbaahinta ayaa si weyn loogu Cabaareeyey Dagaalada Ka socda Magaalada Gaalkacyo.
COMMENTS