Muqdisho, Oct 23 2016–Gudoomiyaha Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir Qaasim C/laahi Xasan oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay Qaraxii caawa ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Boondheere iyo Daljirka Daahsoon.
Gudoomiyaha Degmada Boondheere ayaa sheegay Gaariga in uu Qarxay meeshii uu u socday isaga oo aan gaarin, waxaana Gaariga nuuciisa uu ahaa Gawaarida raaxada ah ee loo yaqaano Viller.
COMMENTS