Guddoomiyaha gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Jaakad walxaha qarxa ku xirnayeen oo lagu qabtay koonfurta Gaalkacyo,taas oo la doonayeey in lagu khaarajiyo Guddoomiyaha.
Howlgal ay sameyeen Ciidamadda Amaanka Puntland ee PSF ayeey ku guulaysten inay gacanta ku dhigaan jakadda lagu xiray walxaha qarxa,gudoomiyaha ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ku saabsan xogtaas.
Hoos ka daawo.
COMMENTS