DHEGEYSO-Nabadoon Dhangad*Xiisadaha Galkacyo waxaa ka dambeeya gacmo shisheeye*.

Galkacyo, Oct 25 2016–Xaaladda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta degan kadib dagaal maalmihii lasoo dhaafay kudhexmarayey ciidamada dowladda Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug. 

Nabadoon Daahir Dhengad, oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug oo maanta soo booqday xarunta Daljir ee magaalada Galkacyo ayaa sheegay in dagaalka Galkacyo ay ku lulgleeyihiin gacmo ka baxsan Puntland iyo Galmudug.

DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com