Beelo ku dagaalamay gobalka Galgaduud oo Ciidamo la kala dhex dhigay (Sawiro)

Beelo ku dagaalamay gobalka Galgaduud oo Ciidamo la kala dhex dhigay (Sawiro)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis,Nabadsugida iyo Millateri ayaa waxaa ay gareen deegaanka Bali-Cadde oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen laba maleeshiyo Beeleed.

Taliyaha Nabad Sugida Qeybta Galmudug Mahdi Cumar Muumin oo hogaaminayo Ciidanka ayaa sheegay inay kala dhex-galeen labada maleeshiyo beeleed ee waa dagaalamey,isla markaana xaalada ay tahay mid degan.

Sidoo kale taliyaha waxaa uu sheegay inay xaqiijiyeen amniga deegaannada lagu dagaalamey,isla markaana dhawaan la bilaabi doono wada-hadallo lagu xalinayao maleeshiyaadka dagaalamey.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com