DHEGEYSO-Cabdullaahi Cismaan,*Horumarka Galkacyo Cidna looga idinsanmaayo*.

Gal-dogob, Oct 5 2016–Cabdulaahi Cismaan oo kamid ah waxgaradka  Gobolka Mudug oo kusugan degmada Geldogob ayaa  baaq udiray Maamulka Galmudug inay joojiyaan colaada ka taagan magaalda Galkacyo. oo uu sheegay inay hurinayaan colaada ka taagan Gobolka Mudug.
 

Cabdulaahi Cismaan ayaa sheegay in laga shaqeeyo nabadaynta Gobolka Mudug balse Puntland aysan cidna duulaan ku ahayn dadkeeda iyo dhulkeeda ay difaacanayso.
 

Wuxu sido kale sheegay in mashaariicda kasocota Gobolka Mudug aysan hor istaagi karin Galmudug, isagoo kusugan degmada Geldogob ayuu lasoo xiriiray Daljir Galkacyo.

DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com