Haweenka gobalka Bari oo lagu baaqay ka shaqeynta Wacyigalinta Cudurka Covid19 (dhegayso)

Haweenka gobalka Bari oo lagu baaqay ka shaqeynta Wacyigalinta Cudurka Covid19 (dhegayso)

Maryan Maxamed Cali (Guduudo) oo ah Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Bari ayaa fariin u dirtay haweenka Puntland gaar ahaana kuwa Gobolka Bari fariintaas oo ku aadan in haweenka ay ka shaqeeyaan wacyi galinta caabuqa Carona

Guduudo ayaa haweenka gobalka Bari ugu baaqday inay la shaqeyaan Maamulka gobalka bari si bulshada looga wacyigaliyo khatarta cudurka Covid19.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com