Gudiga ka hortaga Coronavirus ee Puntland ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland cafis u fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiyada Puntland.
Guddigu waxay kale oo sheegeen in uusan jirin cid ilaa hada loo karntiil ugu jirta xanuunka degaanada Puntland ama looga shakisanyahay.
COMMENTS