Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), oo ka war bixiyay sida uu bandawgii uga dhaqan galay magaalada Muqdisho,ayaa u mahad celiyay shacabka Soomaaliyeed ee gartay inay sida ugu habboon dowladda ugala shaqeeyaan dhaqan gelinta bandawga, waxuuna laamaha amniga mar kale faray inay shaqadooda sida ug wagaansan u gutaan.
Hoos ka daawo.
COMMENTS