Haweenka ganacsatada Bosaaso oo sheegay inuu hoos u dhac ku yimid Ganacsigoodi (dhegayso)

Haweenka ganacsatada Bosaaso oo sheegay inuu hoos u dhac ku yimid Ganacsigoodi (dhegayso)

AaminoMaxamed Maxamuud oo kamida haweenka Gancsatada Bosaaso una dhaq dhaqaaqda arrimaha Dhalinyarada ayaa walaac ka muujisay hoos u dhaca ku yimid Ganasigoodu sido kale haweenka Suuqa ku ganacsata ayey sheegtay in si sahlan ay ku kala qaadi karaan corona iyado wali suuqa sidii hore looga adeeganaayo.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com