Dhalinyarada ismaamulka magaalada WAJAALE ee Dawlada Deegaanka Soomaalida (DDS) oo kaashanaya maamulka degmada Wajaale ayaa si mutadawacnimo ah waxa ay u bilaabeen wacyigalinta bulshada ee cudurka COVID-19.
Itoobiya ayaa illaa hadda laga diiwaangaliyey tiro dhan 106 qof oo qaba COVID-19, halka 3 qof la diiwaangaliyey in ay u dhinteen.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS