Dhismaha Wajiga 3aad ee laamiga Burtinle oo socda (dhegayso)

Dhismaha Wajiga 3aad ee laamiga  Burtinle oo socda (dhegayso)

Waxaa si habsami leh usocda dhismaha wajigii 3aad ee laamiga dhexmara degmada burtinle ee gobolka nugaal oo uu ku deeqay madaxwayne siciid c/laahi deni waxaa ka warbixiyey shaqada laamiga halkay marayo iyo inta dhiman gudoomiyaha gudiga horumarinta degmadda c/laahi khaliif faarax.

Shacabka ku dhaqan degmada ayaa aad usoo dhaweeyey hormarka ka socdo degmada iyagoona madaxwayne siciid c/laahi deni ogamahdceliyeen hormarada uu kawado degaanada Puntland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com