Faadumo maxamed oo kamid ah haweenka gobalka Nugaal siiba Howdka Tuuladda Hayaan ayaa sheegtay inuu dhibaato ku hayo qaaad si sharci darro ah lagu soo galinayo iyo khamri farabadan.
Waxay sheegtay in taliyaha Ciidanka Booliska Puntland uu taleefankii ka qaban wayeey isla markaana ay dhibaato ku hayaan daragan,isla markaana caruurtii ay cunayaan,waxayna dolwadda ugu baaqday inay wax ka qabtaan..
COMMENTS