Kusimaha Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalidda (DDS) Mustafe Muxumed Cumar
ayaa Afhayeenka Golaha Baarlamaanka Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) u magacaabay
Foosiya Xaaji Dayr.
Magacaabista Foosiya ayaa timid kaddib markii uu is casilay Maxamed Cabdi Aadan oo ahaa
Afhayeenkii Baarlamaanka Dawladda Deegaanka Soomaalidda (DDS).
Foosiya Xaaji Dayr ayaa hore waxay u ahayd Kuxigeenka Afhayeenkii Baarlamaanka ee iscasimalay.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS