Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo.
Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
Dhegayso.
COMMENTS