Muqdisho, Nov 06 2016–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay maamulada ka jira dalka iyo sidoo kale guddiyada doorashooyinka in ay dardageliyaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose .
Dhanka kalena Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay muhiiimad u leedahay cid walba in doorashada guud ee dalku ay ku dhacdo waqtigeedii islamarkaana uusan ku imaan dibudhac kale.
COMMENTS