DHEGEYSO-Gudiga doorashada dadban ee heer federal oo kahadlay waxqabadkooda.

Muqdisho, Nov 06 2016–Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay mareyso qaban qaabada Doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya, iyagoona sheegay in dhowaan lasoo dhamayn doono doorashada aqalka hoose.

Afhayeenka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Maxamed Keynaan oo gelinkii dambe ee Maanta la hadlay Warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay Guddiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com