Dowladda oo Qalab Qaafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Daawo)

Dowladda oo Qalab Qaafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Daawo)

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ku wareejisay dawo iyo agab caafimaad oo qayb ka ah taageerada dowladdu ugu tala gashay in dowlad gobaleedyad looga caawiyo dagaalka ay ugu jiraan ka guuleysiga cudurka COVID-19.

Dawada iyo agabka caafimaad ee Beydhabo laga dejiyay oo ay Muqdisho ka qaadeen xubna ka tirsan guddiga qaran ee kor tagga COVID-19 oo ay hoggaaminayeen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaa lagu wareejiyay guddiga Koonfur galbeed u xil saaran kahor tagga Feyruska Karoona.

Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed, Maxamed Cusmaan Xaaji oo ka war bixiyay dawada iyo agabka caafimaad ee la gaarsiiyay ayaa dowladda uga mahad celiyay taageerada iyo garab istaagga, waxuuna ballan qaaday inay habeen iyo maalin u taagnaan doonaan ka shaqeynta badbaadinta iyo bedqabka bulshada.

Hoos ka daawo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com