Cabsi laga muujiyay in cudurka Korona uu ku faafo Soomaaliya

Cabsi laga muujiyay in cudurka Korona uu ku faafo Soomaaliya

Ururka Laanqeyrta cas ayaa sheegaya in ay jirto cabsi ah in dalka Soomaaliya tirada dadka qaaday fayraska corona ee la shaaciyay ay gaartay 601 ay intaas ka badan karto tirada rasmiga ah.

Isu duwaha caafimadaka ee Soomalaiya ee ha’yadda ICRC’s ayaa sheegay in todobaadyada soo socda ay jiri karaan tiro badan oo ah kiisaska fayraska corona ah.

Nidaamka caafimaadka Soomaaliya ayaa burbursan muddo soddon sanno ah oo ay dalka ka jireen colaado iyo rabshado wajiyo kala duwna leh.

Badanaa isbitaalada ma qalabaysana mana haystana koronto joogto ah

Dhaqaatiirta ayaa sheegaya in gudaha Soomaaliya ay dadku ugu dhimanayaan feyraska Korona.

Dad badan suurta gal uma ahan in ay ku dhaqmaan tallaabooyinka looga hortagayo faafitaanka fayraska maadama ay ku nool yihiin xeryo guryuhu dhinacayada isku hayaan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com