DHEGEYSO-Faalo Xasaasi ah oo ku saabsan doorashada Soomaaliya.

Kismaayo, Nov 08 2016–Dhowaan waxaa lafilayaa in dalka Soomaaliya ay kadhacdo doorashada madaxtinimada dalka, iyadoona ay hadda socoto doorashada xubnaha aqalada hoose iyo sare ee barlamaanka Soomaaliya.

Hadaba faalo ku aadan arrinkaasi waxaa magaalada Kismaayo ku diyaarisay Aamina Ladan Axmed Cali.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com