Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay Sadex malmood oo oo baroordiiq ah (Daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha ha u naxariistee Wasiirkii Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim oo ku geeriyooday dalka dibadiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com