Maamulka Galmudug oo bilaabay qorshe Cusub oo lagula dagaalamo Ayaxa (dhegayso)

Maamulka Galmudug oo bilaabay qorshe Cusub oo lagula dagaalamo Ayaxa (dhegayso)

Axmed Sheekh Xasan (Jago Jago) Guddoomiyaha ka hortaga iyo la dagaalanka Ayaxa ee Cadaado oo radio Daljir Waraysi sinayeey ayaa ka hadlay dagalka Galmudug ay kula jirto Ayaxa.

Guddoomiyihi wuxuu sheegay in qorshahan lagula dagaalamayo Ayaxa uu yahay mid lagu dabar goynayo,isla markaana looga suulinayo degaanadda Galmudug,si uusan khasaare baxaadleh ugu geeysan beeralayda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com