Galkacyo, Nov 12 2016–Shirkii looga hadlayay nabad-gelyada magaalada Gaalkacyo ee ka socday Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa soo idlaaday.
Qodobada shirkaan kasoo baxay waxay ahaayeen saddex qodob oo kala ah.
1: In xabbada la joojiyo oo la magacaabo guddi isku dhaf ah.
2: in in labataanka bishaan la isugu tago magaalada Kismaayo .
3: iyo In si dhab ah looga wada hadlo waxyaalaha muranka dhaliyay.
PHOTO-Jamal Farah Aadan.
COMMENTS