Xaaladda dalka Uganda iyo Xanuunka Covid19 (dhegayso)

Xaaladda dalka Uganda iyo Xanuunka Covid19 (dhegayso)

Dalka Uganda oo ka mid ah waddamada Afrika wuxuu ka mid yahay waddamada Qaaradda ee dadka badan ee Soomaaliyeed ay ku dhaqanyihiin, kuwaasi oo iskugu jira kuwa deggan iyo kuwo waxbarasho ahaan u joogo, waxna ka dhigta Jaamacadaha dalkaasi.

Waddanka Uganda wuxuu ka mid yahay waddamada qaaradda ee uu saameeyey xanuunka safmarka ah ee COVID19, balse dalalka ugu sahan ee qaaradda Afrika ayuu ka mid yahay waddankaasi.

Weli lama diiwaangeliyey dad Soomaali ah oo xanuunku haleelay, inkasta oo la xoogaynayo dadka Soomaalida ahi in ay ku degdegin goobaha caafimaadka iyo baaritaannada xanuunnada, taasina ay hoos u dhigi karto ogaallada loo yeelan karo xanuunkaasi.

Siyaasi Cismaan Yuusuf Xaraare oo horay u soo noqday mudane baarlamaanka dawladda dhexe ee federaalka Soomaaliya, ayaa Daljir uga warramay xaalka dalka Uganda iyo xanuunka Carona Viruska.

Hoos ka dhegayso.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com