17 Qof ayaa maanta oo sabti ahayd laga diiwaan galiyey Puntland taasoo ka dhigaysa tirada Corona ee degaanada Puntland inay gaartay 76 qofkii saddexaad ayaana xanuunka u dhintay waxaana bogsaday 1 qof .
Gudiga ka hortaga Corona oo caawa warbxintooda joogtada ah Akhrinayey ayaana shaaciyey in xanuunku uu bulshada ku sii faafayo wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Yuusuf Xaajo oo ka hadlayey Garoowe ayaa sheegay in Bosaaos laga hirgalin doona Shaybaar lagu baaro xanuunka .xilli Puntland Emaradia deeq ka heshay maanta .
COMMENTS