Maamulka degmadda Ufayn ee gobalka Bari oo dadaal ugu jira samaynta goob Karantiil (dhegayso)

Maamulka degmadda Ufayn ee gobalka Bari oo dadaal ugu jira samaynta goob Karantiil (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn oo sheegay inay dadaal ugu jiraan goob karantiil dadka looga shakiyo Covid19, iyadoona dadku wali ku baraarugsanayn wacyi gelinta caafimaadka.

Guddoomiye kuxigeenka degmada Ufayn Cadaysay Cabdi Cadaysay oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Ka hortaga Cudurka Covid-19.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com