Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Talaado 15 – Nov – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Dalji Boossaaso

Boossaaso, 15, Nov, 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, barnaamijka caawa waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaana uu idinkaga imaanayaa Radio Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaad ku maqlaysaan wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamkaba.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com