DHEGEYSO-Xagee marayaa gurmadka dadka abaartu ku saamaysay Puntland.

Boosaaso, Nov 21 2016-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland ayaa ka warbixiyey deeqaha ilaa hadda kasoo gaarey dalka iyo dibadda, xaaladda abaaraha dalka iyo meelaha ugu daran ee ay waajahayaan.

Sheekh Fu’aad Axmed Xaaji Nuur, waa gudoomiyaha gudiga culimaa’udiinka ee gurmadka abaaraha Puntland, isagoona kahadlaya arrimahaasi waxa uu sheegay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com