Gaalkacyo oo maalinti Labaad laga Ciiday (Daawo)

Gaalkacyo oo maalinti Labaad laga Ciiday (Daawo)

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ayaa maanta looga ciiday sidi shalay si ka duwan,iyado maanta la moodayeey in ayba ahayd maalinti kowaad halka shalay dadka qaar ay cideen.

Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com