Muqdisho, Nov 22 2016-Madaxweynaha waqtigiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan sheegay in Soomaaliya lagu leeyahay 5 Billion oo dayn ah ayaa sheegay inuu bixiyey daymihii dalka lagu lahaa.
COMMENTS